Gole Watch

Kulanka Guddida Hawlaha Golaha (Business Committee)

Guddida hawlaha golaha (Bussiness Committee) ayaa yeeshay fadhigoodii ka hor inta aanu furmin kal-fadhiga 14aad kaas oo ay ku gorfaynayeen ajandaha kal-fadhiga 14aad ee golaha wakiillada. Guddida waxa shirgudoominayey gudoomiye ku-xigeenka 1aad mudane Saciid Mire Faarax (Giire). Guddida ayaa fadhigooda ku lafagurtay iyaga oo raacaya waajibaadka dastuurka iyo xeerka golaha wakiillada ajandayaasha mihiimka ah ee laga doodidoono kal-fadhiga 14aad. Ajandaha kal-fadhigan ayaa ka koobnaan doona 11 qodob.

 

Scroll to Top