Guddida Hawlaha Golaha (Business Commitee) ayaa maanta fadhigoodii ay ku gorfaynayeen ajandaha kal-fadhigii 12aad ee golaha. Ajandahan ayaa marka uu golewaynuhu ansxiyo, noqondoona hagaha shaqo maalimeed ee golaha inta uu socdo kal-fadhiga 12aad.
Kulanka guddida waxa gudoominayey guddoomiye ku-xigeenka 1aad ahana ku simaha guddoomiyaha Md. Siciid Mire Faarax (Giire)
Guddidu waxa ay xooga saareen dardargalinta ajandaha kal-fadhiga 12aad. Qodobada mihiimka ah ee kalfadhiga 12aad awooda la saaray ayaa ah: