Gole Watch

Gudida Shareecada, Dhaqanka iyo Qoyska ee Golaha Wakiilada ayaa uyeedhay Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta

Gudida Shareecada, Dhaqanka iyo Qoyska ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa xafiiskooda ugu yeedhay Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta JSL Md Maxamed X Aadan Cilmi. Wasiirka iyo Masuuliyiinta la socday waxay warbixin waafi ah ka bixiyeen Wasaaradda iyo shaqada ay qaranka u hayso.

Geesta kale Xildhibaanada ayaa Su’ aalo waydiiyay Wasiirka iyo waftiga la socday, ugu danbayn waxa laysla gartay in gudida iyo Wasaaraddu wada shaqeeyaan oo is kaashadaan

Scroll to Top