{"id":1354,"date":"2025-01-28T06:29:09","date_gmt":"2025-01-28T06:29:09","guid":{"rendered":"https:\/\/golewatch.com\/so\/?p=1354"},"modified":"2025-01-28T06:29:09","modified_gmt":"2025-01-28T06:29:09","slug":"warbixin-miisaaniyadda-qaranka-2025","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/golewatch.com\/so\/warbixin-miisaaniyadda-qaranka-2025\/","title":{"rendered":"Warbixin: Miisaaniyadda Qaranka 2025"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: center;\"><strong>Miisaaniyadda Qaranka Ee 2025<\/strong><\/p>\n<p>25 Jeeniweri 2025 waxa ay golaha wakiillada Jamuuriyada Somaliland ansixiyeen miisaaniyada qaranka ee 2025. Madaxwaynaha qaranka Cabdirahman Maxamed Cabdillahi Cirro ayaa wareegto summadeedu ahayd JSL\/XM\/GW\/081-050\/012025 ku dhaqangaliyey miisaaniyada qaranka.<\/p>\n<p><strong>Miisaaniyada Qaranka Qaybaha ay ka Koobantahay.<\/strong><\/p>\n<ol>\n<li>Miisaaniyada Dawladda Dhexe<\/li>\n<li>Miisaaniyada Haaya\u2019daha Madaxa-banaan<\/li>\n<li>Miisaaniyada Dawladdaha Hoose<\/li>\n<li>Mashaariicda Qaadhaan-Bixiyayaasha<\/li>\n<\/ol>\n<p>Miisaaniyada sannadka 2025 wadarta guud ee isku gaynteedu waa <strong>3,894,462,279,363 SLSH.<\/strong> Miisaaniyada dawlada dhexe ayaa ka ah miisaaniyada <strong>2,575,931,251,888 SLSH<\/strong>. Miisaaniyada dawlada dhexe ayaa saamiga guud ee miisaaniyada uga dhiganta <strong>66%<\/strong> iyada oo korodhay saami ah <strong>1.80%<\/strong> isbedel ah. Miisaaniyada dawladdaha hoose oo u dhiganta <strong>570,297,669,257<\/strong> oo saami ahaan uga dhiganta miisaaniyada <strong>15% <\/strong>ayaa sanadka hoos u dhac isbedel ah ku yimid <strong>-3.32%.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Odoroska Dhakhliga 2025<\/strong><\/p>\n<p>Odoroska dakhliga ee sannad-kan waxa wasaarada maaliyadu u astaysay in uu noqondoono <strong>2,575 trillion<\/strong> (laba tiriiliyan, shanboqol iyo shan iyo todobaatan bilyan oo SLSH) Marka la eego wacdiga Somaaliland haatan ka jira waxa suuro gal ah in korodh iyo hoos kudhacba ku yimaadaan.<\/p>\n<p>Hakad ku yimid isku socodka ganacsiga caalamiga ah, gubashadii suuqa waaheen, wajaale iyo colaadaha ka taagan deegaanka Sool ayaa dhammaantood caqabad hoos u dhac ah ku keeni kara odoroska dakhliga 2025.<\/p>\n<p><strong>Qaybaha Waawayn ee Dakhligu ka Imandoono<\/strong><\/p>\n<p>Ganacsiga caalimiga ah ayaa la rajaynaayaa in ay ka soo baxdo dakhli u dhigan <strong>1.193,985,958,748<\/strong> oo saami ahaan u dhiganta <strong>47%,<\/strong> Cashuuraha iibka badeecada iyo adeega ayaa la rajaynaa in ay ka soo xaroodaan dakhli ah <strong>510, 857,724,375<\/strong> oo saami ahaan u dhiganta <strong>20%,<\/strong> dakhliyada kale ayaa la odorasayaa in ay ka soo xaroodaan <strong>650,826,143,531<\/strong> oo saami ahaan u dhiganta <strong>25%,<\/strong> Cashuuraha shaqaalaha dawladda iyo kuwa rayidka ah ayey ka soo xaroondoonaan <strong>150,190,802,992<\/strong> oo saami ahaan ah <strong>6%,<\/strong> Macaash-macaashka ganacsiga iyo faa\u2019iidada ayey iyagana ka soo xaroondoonaan <strong>70,070,622,242<\/strong> oo u dhiganta <strong>3%.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Faahfaahin Goobaha uu Dakhligu ka Imandoono.<\/strong><\/p>\n<p>Dakhligu waxa uu ka imandoonaa <strong>98%<\/strong> kastamada iyo cashuuraha beriga. Halka wasaaradaha iyo haayadaha kale uu ka imandoono <strong>2%.<\/strong> Iyada oo dakhliga ugu badan uu ka imanayo kastamada iyo cashuuraha beriga ayaa saamiga kastamada ka imanayaa yahay <strong>76%<\/strong> dakhliga dawladda halka <strong>22%<\/strong> uu ka imanayo cashuuraha beriga<\/p>\n<p><strong>Odoroska Dakhliga ee Kastamada<\/strong><\/p>\n<p>Kastamada dakhligu ka imanayo ayaa ah <strong>25<\/strong> kastam oo ku yaala dalka. Odoroska dakhliga kastamada ayaa inta u gu badan ka yimaada kastamka Berbera oo saami ahaan ka imanaya <strong>63.03%<\/strong> kastamka kala baydh ayaa la filayaa in uu soo xareeyo dakhli dhan <strong>11.76%.<\/strong> Kastamka madaarka hargaysa ayaa ah ka seddexaad ee dakhli soo saarka kastamada ugu badan isaga oo la rajaynayo in uu soo saaro <strong>7.80%.<\/strong> Kastamada boorame iyo Saylac ayaa ka noqondoona dakhliga kastamada <strong>5.86%<\/strong> iyo <strong>5.44%.<\/strong><\/p>\n<p>Miisaaniyadan ayaa la filayaa in ay soo xarooto iyada oo sida ku cad warbixinta miisaaniyadu ay ka saraynkarto ama ha hoosayn karto odoroska, marka la eego xaaladaha guud ee dalka ka jira iyo isku-socod-ka dhaqaalaha caalamka oo ay ku gadaamanyihiin dhibaatooyin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Miisaaniyadda Qaranka Ee 2025 25 Jeeniweri 2025 waxa ay golaha wakiillada Jamuuriyada Somaliland ansixiyeen miisaaniyada qaranka ee 2025. Madaxwaynaha qaranka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1355,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"site-sidebar-layout":"default","site-content-layout":"","ast-site-content-layout":"default","site-content-style":"default","site-sidebar-style":"default","ast-global-header-display":"","ast-banner-title-visibility":"","ast-main-header-display":"","ast-hfb-above-header-display":"","ast-hfb-below-header-display":"","ast-hfb-mobile-header-display":"","site-post-title":"","ast-breadcrumbs-content":"","ast-featured-img":"","footer-sml-layout":"","theme-transparent-header-meta":"default","adv-header-id-meta":"","stick-header-meta":"","header-above-stick-meta":"","header-main-stick-meta":"","header-below-stick-meta":"","astra-migrate-meta-layouts":"set","ast-page-background-enabled":"default","ast-page-background-meta":{"desktop":{"background-color":"var(--ast-global-color-4)","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-opacity":"","overlay-gradient":""},"tablet":{"background-color":"","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-opacity":"","overlay-gradient":""},"mobile":{"background-color":"","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-opacity":"","overlay-gradient":""}},"ast-content-background-meta":{"desktop":{"background-color":"var(--ast-global-color-5)","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-opacity":"","overlay-gradient":""},"tablet":{"background-color":"var(--ast-global-color-5)","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-opacity":"","overlay-gradient":""},"mobile":{"background-color":"var(--ast-global-color-5)","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-opacity":"","overlay-gradient":""}},"_joinchat":[],"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-1354","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/golewatch.com\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1354","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/golewatch.com\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/golewatch.com\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/golewatch.com\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/golewatch.com\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1354"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/golewatch.com\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1354\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1356,"href":"https:\/\/golewatch.com\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1354\/revisions\/1356"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/golewatch.com\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1355"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/golewatch.com\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1354"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/golewatch.com\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1354"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/golewatch.com\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1354"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}