Kordhin Kal-Fadhigii 10aad Ee Golaha Wakiillada
Guddoomiyaha golaha wakiillada Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir, ayaa mudanayaasha golaha ku wargaliyey, in la kordhiyey kal-fadhigii 10aad ee golaha wakiillada. […]
Guddoomiyaha golaha wakiillada Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir, ayaa mudanayaasha golaha ku wargaliyey, in la kordhiyey kal-fadhigii 10aad ee golaha wakiillada. […]
Madaxwanaha Jamuuriyada Soomaliland ayaa 14 diisembar, waxa uu magacaabay xubnaha wasiirada, wasiiro ku-xigeenada iyo wasiiru-dawlayaasha xukuumadiisa. Qodobka 90 aad ee
27 Noofember 2024, Xildhibaan Mohamed Kodbur oo ka tirsan golaha wakiillada iyo dhallinyarta reer Hargaysa ayaa ku kulmay kulan aan
Sida ku xusan heer hoosaadka golaha wakiillada Xeer Lr 12/2014, waxa uu qeexayaa fadhiyada ay yeelanayaan golaha wakiillada iyo qaababkooda.
Mudaddii golaha 5aad ee aqalka wakiillada la soo doortay 31 May 2021 waxa ay ka shaqeeyeen mashaariic sharci oo kala
Sida uu dhigayo xeer hoosaadka golaha wakiillada XEER LR 12/2014 qodabkiisa 52 aad waxa uu sheegayaa in goluhu yeelandoono guddi
Intii madaxbanaanida Soomaliland lagu dhawaaqay 1991 waxa soo maray guddoomiyayaal kala duwan aqalka golaha wakiillada. Ibraahin Maygaag Samatar
Gudida Shareecada, Dhaqanka iyo Qoyska ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa xafiiskooda ugu yeedhay Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta JSL
Fadhigii 5aad ee kalfadhiga 8aad oo uu gudoominayey gudoomiyaha golaha Md Yaasin Xaaji Maxamuud Xiiray, ayaa maanta mudanayaasha golaha wakiillada
Gudoomiyaha koobaad ee golaha wakiilladda Md. Siciid Mire Giire ayaa bookhasho ku tagay aqalka baarlamanka gobolka Bremen ee dalka Jarmalka.