Golaha Wakiilada oo Warbixin ka dhagaystay Hanti-dhawrka Qaranka
28 Juun 2026 golaha wakiillada ayaa warbixin ku saabsan xisaab xidhka miisaaniyadda sanadkii 2025 ka dhagaysatay guddoomiyaha hanti-dhawrka qaranka. Warbixinada […]
28 Juun 2026 golaha wakiillada ayaa warbixin ku saabsan xisaab xidhka miisaaniyadda sanadkii 2025 ka dhagaysatay guddoomiyaha hanti-dhawrka qaranka. Warbixinada […]
Fadhigii 20/06/2026 ee golaha wakiillada ayaa cod aqlabiyad ah ku raacay soo jeedintii madaxwaynaha ee xeerka haay’da maaraynta masiibooyinka iyo
13 Juun, fadhigii 11aad ee kal-fadhiga 14aad ayaa ka qabsoomay xarunta golaha wakiillada. Fadhiga ayuu guddoominayey guddoomiyaha golahu Md: Yasin
Guddida hawlaha golaha (Bussiness Committee) ayaa yeeshay fadhigoodii ka hor inta aanu furmin kal-fadhiga 14aad kaas oo ay ku gorfaynayeen
Shirguddonka Golaha Wakiillada oo uu hoggaaminayo guddoomiyaha Golaha Wakiilladda Md. Yassin Maxamuud Xiir (Faratoon) kuna wehelinayey guddoomiye ku-xigeenka Golaha Md.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibada Cabdiraxmaan Daahir Adam ayaa isniintii 11 Ogos 2025, Golaha Wakiillada ka hor akhriyey xeerka diblomaasiyadda ee
Mudanayaasha golaha wakiillada ayaa doodooda ka dhiibtay xeerka wax-kabedelka iyo kaabista nidaamka xukuumadda iyo haa’yadaha madaxa banaan. Xeerkan ayaa ka
Guddida Hawlaha Golaha (Business Commitee) ayaa maanta fadhigoodii ay ku gorfaynayeen ajandaha kal-fadhigii 12aad ee golaha. Ajandahan ayaa marka uu
Waxa maanta la soo af-jaray khilaafkii maalimahan ka taagnaa shirgudoonka golaha, khaas ahaan guddoomiye ku-xigeenka koobaad iyo guddoomiye ku-xigeenka labaad.
Miisaaniyadda Qaranka Ee 2025 25 Jeeniweri 2025 waxa ay golaha wakiillada Jamuuriyada Somaliland ansixiyeen miisaaniyada qaranka ee 2025. Madaxwaynaha qaranka