Gole Watch

Golaha Wakiilada oo Warbixin ka dhagaystay Hanti-dhawrka Qaranka

28 Juun 2026 golaha wakiillada ayaa warbixin ku saabsan xisaab xidhka miisaaniyadda sanadkii 2025 ka dhagaysatay guddoomiyaha hanti-dhawrka qaranka. Warbixinada xisaab xidhka ayey golaha wakiiladu sanad walba ka dhagaystaan hanti-dhawraha iyaga oo waydiiya su’aalo ku saabsan sida ay dawladu u kharash garaysay miisaaniyaddii sanadka.

Scroll to Top