Gole Watch

Wararka

Miisaaniyadda Qaranka Ee 2025 25 Jeeniweri 2025 waxa ay golaha wakiillada Jamuuriyada Somaliland ansixiyeen miisaaniyada qaranka ee 2025. Madaxwaynaha qaranka […]

Guddoomiyaha golaha wakiillada Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir, ayaa mudanayaasha golaha ku wargaliyey, in la kordhiyey kal-fadhigii 10aad ee golaha wakiillada. […]

Madaxwanaha Jamuuriyada Soomaliland ayaa 14 diisembar, waxa uu magacaabay xubnaha wasiirada, wasiiro ku-xigeenada iyo wasiiru-dawlayaasha xukuumadiisa. Qodobka 90 aad ee […]

Xildhibaanka La Shaah

27 Noofember 2024, Xildhibaan Mohamed Kodbur oo ka tirsan golaha wakiillada iyo dhallinyarta reer Hargaysa ayaa ku kulmay kulan aan […]

Sida ku xusan heer hoosaadka golaha wakiillada Xeer Lr 12/2014, waxa uu qeexayaa fadhiyada ay yeelanayaan golaha wakiillada iyo qaababkooda.

Mudaddii golaha 5aad ee aqalka wakiillada la soo doortay 31 May 2021 waxa ay ka shaqeeyeen mashaariic sharci oo kala […]

Sida uu dhigayo xeer hoosaadka golaha wakiillada XEER LR 12/2014 qodabkiisa 52 aad waxa uu sheegayaa in goluhu yeelandoono guddi […]

Intii madaxbanaanida Soomaliland lagu dhawaaqay 1991 waxa soo maray guddoomiyayaal kala duwan aqalka golaha wakiillada. Ibraahin Maygaag Samatar      […]

Gudida Shareecada, Dhaqanka iyo Qoyska ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa xafiiskooda ugu yeedhay Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta JSL […]

Scroll to Top